Bollywood: Laadarka loo yaqaanno (Naanaa ma naxe) oo wiilkiisa caawin waayay

28 Luulyo 2021 Xigashada Sawirka, Aditya Rawal/Instagram Paresh Rawal ayaa wareysi uu siiyay qaar ka mid ah warbaahinta Hindiya, oo uu ku jiro wargeyska Indian Specific waxa uu ku xirtay in uu garab istaagi waayay wiilkiisa. Ninkan oo filimada Bollywood-ka inta badan ku jila laadarnimo waxay Soomaalida u garan og […]

Xigashada Sawirka, Aditya Rawal/Instagram

Paresh Rawal ayaa wareysi uu siiyay qaar ka mid ah warbaahinta Hindiya, oo uu ku jiro wargeyska Indian Specific waxa uu ku xirtay in uu garab istaagi waayay wiilkiisa.

Ninkan oo filimada Bollywood-ka inta badan ku jila laadarnimo waxay Soomaalida u garan og yihiin magacyo ay u bixiyeen, sida “Naanaa ma naxe” ama “Osa Buuko”.

Muddo ka badan 40 sano ayuu Paresh ku soo dhex jiray xirfadda jilitaanka filimada Hindiya, wuxuuna leeyahay taageerayaal la dhacsan qaabka uu wax u matalo iyo doorka majaajilada ee uu mararka qaar qaato.

Dhawaan waxaa shaashadaha filimada kusoo biiray wiil uu dhalay “Uso Buuko” laakiin filimkiisii ugu horreeyay ma uusan noqonin mid heer sare ah, maadaama horay atooreyaasha ay xiddigaha caanka ah dhaleen loogu yaqaannay inay si fiican kusoo billaabaan xirfadda.

Marilynn Veness

Next Post

Google to officially announce subsea cable to connect Europe and Asia by means of Israel

Thu Jul 29 , 2021
The laying of Google’s new cable in Israel is attainable due to the normalization of diplomatic relations involving Israel and the Gulf states Roee Bergman16:0029.07.21 Tech huge Google is expected to officially announce these days the launch of its subsea cable undertaking that will hook up Asia and Europe by […]